|
|
DJabuti; HolHol.net 10 May 08
Wadahadaladii maanta lagu wado inuu uga furmo Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti mas’uuliyiin ka kala socota dowladda federaalka Soomaaliya iyo isbaheysiga dib u xoreynta oo ay soo qaban-qaabisay Q/midoobay ayaa waxaa soo galay qabsoomidiisa mugdi .»» sii akhri
PostedMay 10
|
|
|
|
Waa aduunyo is wada badashay, waa jaceyl midaba yeeshay, waa barasho fuddeed noqotay waa mugdi jaceyl maalmo xasuus badan meertada dareenka qofka oo meel ka qabsata, waa dad dhoof wada jeclaaday, waa buufis jaceyl oo dhaawac reebay waa dad .»» sii akhri
PostedMay 09
|
|
|
|
|
Abuu Mansuur ayaa sheegay dhawaan in ay qaraxyada ka ilaalin doonaan dadka rayidka ah ee Soomaaliyeed .
Horey ayaa Al-shabaabka loogu yaqiinay i ay qarxiyaan meel alle iyo meeshii ay soo gaaraan, waxaana lagu tilmaamay arinkan talaabo cusub oo .»» sii akhri
PostedMay 08
|
|
|
|
|
Abuu Mansuur ayaa sheegay dhawaan in ay qaraxyada ka ilaalin doonaan dadka rayidka ah ee Soomaaliyeed .
Horey ayaa Al-shabaabka loogu yaqiinay i ay qarxiyaan meel alle iyo meeshii ay soo gaaraan, waxaana lagu tilmaamay arinkan talaabo cusub oo .»» sii akhri
PostedMay 08
|
|
|
|
|
suldaan sh,aadan macalin sugow (sh,aadan yare) oo ah suldaan ay beesha sheekhaaleed ay ku calaama saarteyn magaladda muqdisho hotel shamu iyo g/jubbooyinka xafladaasi oo ay kasoo qeyb galeen laguna casuumay 765 mudanayaal oo isugu jira beelaha kala duwan ee ku .»» sii akhri
PostedMay 08
|
|
|
|
Dowlada Jabuuti ayaa la filayaa in ay Saacadaha soo socda dagaal la gasho dowlada Eritrea oo Ciidamadeeda Bishii aan soo dhaafnay aakhirkeedii soo dhoobtay xuduuda ay la leedahay dalka Jabuuti.
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka Eritrea ayaa soo .»» sii akhri
PostedMay 08
|
|
|
|
|
alle ha unaxariiste waxaa shalay ku geeriyooday magaalada dhagaxley ee nawaaxiga jigjiga sh. maxamed sh. c/qaadir oo kamid ahaa mashaa,ikhda reer fiqi cumar ee gobolkaa, waxaana tacsi udireynaa dhamaan ehelka iyo reer fiqi cumar gaar ahaan caruurtiisa oo dalka .»» sii akhri
PostedMay 08
|
|
|
|
|
Dhawaan markii la dilay Macalin Aadan Xaashi Cayrow ayaa waxaa isi soo tarayey Eedaymo laga qaaday dad Mas'uuliyiin ahaa oo qaarkood ay Qaraabo la ahaayeen Marxuum Aadan Xaashi Cayrow, waxaana ragaas ka mid ahaa Dr. Max'ed Maxamuud Culusow oo .»» sii akhri
PostedMay 08
|
|
|
|
Xaflad loogu magac daray Arooska Xoriyadda ayaa xalay oo taariikhdu ku beegnayd 6-da bisha shanaad waxay ka dhacday dhinaca bari ee koofurta Caasimadda dalka Suudaan, waxaana xafladaas lagu soo dhawaynayey wariyaha caanka ah ee Saami Xaaji oo asaga dhawaan laga .»» sii akhri
PostedMay 06
|
|
|
|
PostedMay 05
|
|
|
|
Wiil uu dhalay Usama Bin Laadin, ayaa dhawaan loo diiday Visaha dalka Ingiriiska, waxaana lagu sababeeyey arintaas in uu aabihiis yahay Danbiile ka danbeeyey Qaraxii dalka Ingiriiska ka dhacay Sanadkii 2005-tii oo ay ku Geeriyoodeen dad lagu qiyaasay in .»» sii akhri
PostedMay 04
|
|
|
|
Dadka reer Suudaan ayaa si diiran u soo dhaweeyey Xoriyada uu helay Wariye Saami Xaaji oo muddo 6 Sanadood ahayd ku xirnaa Xabsigii Guwantinaamo. Wariye Saami Al-Xaaji oo ay dalkiisa keentay Diyaarad Maraykan ahayd oo ka soo kacday dalka Kuwait, .»» sii akhri
PostedMay 04
|
|
|
|
1-dii bishan Habeenkeedii koowaad waxaa magaalada Dhuusa-Mareed ciidamada Maraykanku ka gaysteen duwayn aad u waynayd, waxaana duqayntaas ku geeriyooday kuna shahiiday Mujaahidiin fara badan oo ay mid ahaayeen Muxyadiin Maxamed Cumar oo horey uga tirsanaan jiray Maxkamadihii Islaamka una qaabilsanaa .»» sii akhri
PostedMay 03
|
|
|
|
Geerida ku timid Aadan Xaashi Cayrow oo ahaa hogaamiye sare oo ka tirsanaa ciidamadii Maxkamadaha Islaamka gaar'ahaan kuwii loo yaqiinayay Al-shabaabka ayaa Saxaafada Carabtu waxay ku tilmaameeN in uu ahaa Sarqaawigii dalka Soomaaliya, waxayna ahayd markii ugu horeysay ee Sawirka .»» sii akhri
PostedMay 02
|
|
|
|
HolHol.Net/1/may/ 08 /laascaanod.
waxaa ka bilaabmay magaalad laascaanood iyo guud ahaanba G/ka Sool Roobabkii Xilga Guga.
Roobabkan oo ka da,ay xili dadka iyo xooluhuba aad ujilicsanaayeen ayaa waxaa ay ka bilaabmeen Deegaanada kala ah Lascanod Adhi .»» sii akhri
PostedMay 01
|
|
|
|
HAMBALYO ... HAMBALYO
Meherka
Mukhtaar & Hodan
Waxaa halkan hambalyo qaali ah uga direeynaa
Mukhtaar Daahir Cadde & Xaaskiisa Hodan Yuusuf Odawaa
oo oo Meherkoodu .»» sii akhri
PostedMay 01
|
|
|
|
Waxaa saakay subaxnimadii hore booqasho aan horey loosii sheegin ku yimid magaalada Qaahira Shiikh Shiikh Axmed iyo wafdi la socda oo uu ka mid yahay Shiikh Cumar Iiman oo asaguna ka tirsan madaxda sare ee isbahaysiga xaruntiisu tahay magaalada Asmara .»» sii akhri
PostedMay 01
|
|
|
|
HolHol.Net/19 .April/08/ lascanod.
Waxaa Saaka Ka dhacay magalaada Laascaanood Roob doon aad ubalaadhan, kaas oo dadweyne aad ufara badan iyo Culima awdiinku ba ay ka soo qayb galeen.
Roob,doontan oo Shalay Salaadii Jimcaha .»» sii akhri
PostedApr 19
|
|
|
|
HolHol.Net/19/April/08 laascaanood
Ciidamada Dowlada FKMG ah Ee Soomaaliya iyo Ciidamo itoobiyaan ah oo Garbinaya ayaa Waxaa ay Saakay Xireen Dhamaan Wadooyinka Soogala kana Baxa Gudaha Degmada Yaaqshiid Ee Magaalda Muqdishgo .
Ciidamada Xiray Wadooyinkaasi ayaa ilaa iyo Haatan La .»» sii akhri
PostedApr 19
|
|
|
|
|
Muqdisho; HolHol.net 17 April 08
Afhayeenka Midowga Maxkamadaha Islaamka shiikh maxamud suuleey oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada muqdisho xalay isagoo oo ka hadlaya dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhacay wadanka soomaaliya, waxa uu sheegay inaysan aqoonsanayn wax dowlad la .»» sii akhri
PostedApr 17
|
|
|
|
Hargeysa; HolHol.net 17 April 08
Madaxweynaha maamulka Somaliland Daahir Rayaale Kaahin waxa uu qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi ka socda Laanta Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta Mashaariicda ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano UNDP.
Wefdigaasi oo uu hogaaminayay .»» sii akhri
PostedApr 17
|
|
|
|
Inka badan 10 caaqil oo uu hogaaminayo Cheif Caaqil Cabdikariim Axmed Suleebaan ayaa indhowale booqasho rasmi ah ku joogay xarunta Somaliland ee magaalada Hargaysa iyagoona kulamo la qaatay madaxwaynaha Somaliland Md:Daahir Riyaale kaahin iyo waliba qaar ka mid ah golaha .»» sii akhri
PostedApr 14
|
|